Dowlad Afrikaan ah oo canshuur ku soo rogtay dadka isticmaala baraha bulshada

Dalka Uganda waxaa ka taagan jahawareer ku aaddan qaabka loo hirgelinayo canshuur cusub oo lagu soo rogay adeegsiga baraha bulshada kuwada xiriirto, taas oo uu shalay ansixiyay baarlamaanka wadankaasi. Hindisahan ayaa ansixiyay qorshe ay dowladda ku doonayso inay maalintiiba shan sent oo dollar-ka Mareykanka ah ay uga qaaddo dadka adeegsaiga baraha bulshada sida WhatsApp iyo … Continue reading Dowlad Afrikaan ah oo canshuur ku soo rogtay dadka isticmaala baraha bulshada